Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Alcadaala on March 09, 2016, 12:01:12 PM

Title: Su'aal: Waxan isku arkay inan markiiba kacayso xubintayda?
Post by: Alcadaala on March 09, 2016, 12:01:12 PM
asc wr wb dr waad mahadsan tahay sida hagar ladaha aad bulshada ugu shaqaynaysid
dr waxan isku arkay inan markiiba kacayso xubintayda taran hadi an qof dumaraba la hadlo ay ka imanayan madiga xaladas ma iska caadi baa mise wax xanuna ayaa jira mahad sanid
Title: Re: Su'aal: Waxan isku arkay inan markiiba kacayso xubintayda?
Post by: SomaliDoc on March 18, 2016, 12:08:24 PM
Arrintaasi waa arrin caadi ah, wax dhib ah ma keento waxaynak u xiran tahay dareenkaaga, ragguna way ku kala duwan yihiin.
Waxayna ku badan tahay dhalinayarada korayso.