Eid Mubaarak Eid Mubaarak Eid Mubaarak
Eid mubaarak dhamaan asxaabta meel walbo ood ka joogtaan adduunka.
Danbeega alle ha dhaafo iyo dhamaan muslimiinta.
dadka soomaliyeed ee dhibaataysan alle ha ka qaada dhibaatada.
sanadkaan sanadkiis bash bash barwaaqo kuwi ku gaara alle ha naga dhiga. amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin