Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Wacyi Galinta => Topic started by: SomaliDoc on July 18, 2016, 03:50:43 PM

Title: Cilladaha Dukaamaysiga
Post by: SomaliDoc on July 18, 2016, 03:50:43 PM
(http://somalidoc.com/Topics/dukaamaysiga.png)

Bismillah..

Waxaan qoraalkaan kaga hadlayaa cillad lagu arko haweenka qaar inkastoo ragguna ay ku dhici karto.

Waa cillada dukaamaysiga xad dhaafka ah oo aan horay idiin la wadaagnay farriin aan ka helnay gabadh ka mid ah akhristayaasheena oo arrintaan ka cabanaysay, idinkuna aad siiseen talooyin kala duwan.

Cilladaan ku walfidda dukaamaysiga waxaa loo kala qaadaa laba arrimood oo kala duwan:

Haddii aad wax su'aal ah qabtid iigu soo dir qeybta su'aalaha: http://somalidoc.com/smf/index.php?board=31.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?board=31.0)
http://somalidoc.com (http://somalidoc.com)