Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Barbe11 on August 10, 2017, 04:14:32 PM

Title: Su'aal: Homosexualnimada ma cudur baa mise?
Post by: Barbe11 on August 10, 2017, 04:14:32 PM
Doctore adigoo mahadsan waxan rabaa in ad mowduuc ka duyaarisid waxa ay tahy homosexual waxan maqlay caalamka dad isku jibsi ah in ay isku galmodan intii an akhrinayey mowduucyada webska ma arag ayoo laga hadlaayo  please  fahfahin dheer naga sii aniga iyo membariska
Title: Re: Su'aal: Homosexualnimada ma cudur baa mise?
Post by: SomaliDoc on June 08, 2018, 05:23:10 PM
Horay baan uga hadalnay arintaan ee ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7023.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7023.0)