Somali Medical Forums

Finance & Aid => Medical Jobs & Trainings => Topic started by: Drkheyre on October 19, 2011, 03:55:21 PM

Title: (JAGO BANAAN) - CAAWIYE KALKAALIYE CAAFIMAAD - MSF Spain/Somalia
Post by: Drkheyre on October 19, 2011, 03:55:21 PM
JAGO BANAAN

DHAKHAATIIRTA AAN XUDUUDA LAHAYN EE SPAIN WAXAY RAADINAYSAA
CAAWIYE KALKAALIYE CAAFIMAAD  
dadkaas OO KA SHAQAYN DOONA Mogadishu SOMALIA.
 

Waajibaadka Kalkaaliyaha waxaa ka mid noqon doona kumase eka intaan:
1   Wuxuu ka caawin doonaa kalkaaliyaha caafimaadka shaqo maalmeedkiisa ah in uu daryeelo bukaanka cusbitaalka jiifa.
2   Wuxuu hubin doonaa in uu ka warhayo xaaladaha bukaanka.
3   Wuxuu hubin doonaa caalamadaha nolosha ee bukaanka
4   Wuxuu diyaarin doonaa, maamulina doonaa caanaha quudinta.
5   Wuxuu ka qayb qaadan doonaa waacyegelinta bukaanka iyo dadka la socda.

 

Shuruudaha jagada:
1   Waa in uu haystaa shahaado dugsi sare.
2   Waa in uu qabaa tababar kalkaaliyenimo ee hore.
3   Waa in uu ku hadlaa, qoraana Afsoomaliga
4   Waa in uu ilaalin karaa xogta caafimaadka ee qarsoodiga ah.
5   Waa in uu yahay si fiican u xiriiri kara, aruursana.
6   Waa in uu yahay qof dadabacsan.
7   Waa in uu yahay qof in lala xisaabtamo aan waxba ka qabin.
8   Waa in uu yahay qof firfircoon
9   Waa in uu awood u leeyahay in uu in badan dhagaysto.

10.Waa in uu ka shaqayn karaa meel dadku leeyihiin dhaqamo kala duwan.
11.MSF sida ay u shaqayso awgeed, dadabacsanaan waa lagama maarmaan.
Haddii aad is leedahay waad leedahay shardiyada kor ku xusan, fadlan u soo dir CV¬gaaga, waaraaqda dhiirigelinta, photo¬kopi shahaadooyinkaaga ah iyo waraaqaha kula tallinta MSF Spain Somalia Xafiiska Nairobi: msferecruitment@gmail.com ,ref:1137. Waa khasab in aad ku soo dartid 2 shaqaaleeye oo lala xiriiri karo.
Codsiga waa in la soo gudbiyaa ka hor ama 2da bisha Nov 2011. Dadka la xusho waxay u diyaar garoobayaan imtixaan iyo waraysi waxyar ka dib waqtigaas. Dadka la xusho keliya ayaa lala soo xiriirayaa.
 
MSF¬E is an equal opportunity employer.