Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Hafsa Isse on March 23, 2015, 09:34:54 AM
-
Asc doctorada sharafta leh
Salan kadib maqaarka khasatn wajiga aya wax iga sooyaac wax canbaar u eg oo cun cun leh oo cad daawo aya doctor iqoray wan iag bi iwaydy bil walba wan isku arka dawada ayn marsha mar walba wayn so noqota ?
-
Fadlan la xiriir takhtar cudurrada maqaarka ku taqasusay maadaama cilladaadu ay bixi la'dahay, wajigane ay tahay meesha aad ka cabanayso waxaa habboon in aad takhtar aqoon u leh xanuuandaa la xiriirtid, anagu wax badan kama sheegi karno maadaama xanuunada maqaarka ku dhaco u baahan yihiin in la arko.