Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mmfiqi on May 12, 2017, 03:24:55 PM

Title: Su'aal: maxaa lagula tacaalaa caano kaxatada?
Post by: Mmfiqi on May 12, 2017, 03:24:55 PM
assalamu caleykum. waad ku mahadsantihiin howshiina culus.
waxaan la yiraaho CAANO KAXATADA ee wakhtiyada qaar dadka ka soo daadato oo xitaa heer qolfoof gaarto maxaa lagula tacaalaa? dhibse ma keentaa? mahadsanidiin.
Title: Re: Su'aal: maxaa lagula tacaalaa caano kaxatada?
Post by: SomaliDoc on October 12, 2017, 02:57:05 PM
Haddii aad ula jeedid "caano-gocatada", qoraal baan kaga hadalnay ee link-gaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1006.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1006.0)