Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mustafacumar on January 08, 2017, 11:42:09 PM

Title: Su'aal: In qofku habeenkii isku kaadsho?
Post by: Mustafacumar on January 08, 2017, 11:42:09 PM
Inta badan ciyaalnimada waa la isku kaadshaa habeenkii (ama qofka kaadida ayaa soo dhaafta isaga oo aan is ogayn subixii ayuuna ogaadaa in uu isku kaadiyey) ilmo ilaa 15 jirka ilaa yaraantiisii ilaa hadda  habeen walba isku kaadinaaya maxaa dawo u ah . Dad waaweyn oo arrinkan qabana waan arkay  doktore.
Title: Re: Su'aal: In qofku habeenkii isku kaadsho?
Post by: SomaliDoc on April 14, 2017, 07:43:53 PM
Horay ayaan arintaan uga hadalnay ee ka akhriso qoraalladaan hoose:
1- Isku kaadinta caruurta: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=447.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=447.0)
2- Isku kaadinta dadka waawayn iyo caruurta qaangaarka ah: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5690.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5690.0.html)