Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Cilmidoon on August 22, 2009, 01:04:05 PM

Title: Su'aal: Hair Loss?
Post by: Cilmidoon on August 22, 2009, 01:04:05 PM
Assalaamu'caleykum
walaal fadlan iiga jawaab su'aashaan.
Markasta oo aan shanleeyo timahayga weey soo daataan, marka sidaan uga hortagi karaa inay bidaar igasho?
mahadsanid
Title: Re: Su'aal: Hair Loss?
Post by: SomaliDoc on August 26, 2009, 01:58:50 PM
Walaal qoraalkaan ku saabsan timo go'idda ama daadashada halkaan ka akhriso

http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,687.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,687.0.html)

Wixii su'aalo faahfaahin ah waad sii weydiin kartaa

SomaliDoc