Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Idilburhaan on November 02, 2016, 09:02:49 PM

Title: Su'aal: Madaxa ayaa i xanuuna?
Post by: Idilburhaan on November 02, 2016, 09:02:49 PM
Asc, Dr madaxa ayaa ixanuuna, welibo aaaad waxaan isku arkaaa wadnaha igataacma, need tuur, buuqa wuidhibaa xataa inaa quf lahadlo am a lahadlo,  balse mudadaan danbe waxa isku arkay inaa wareero, marmar xataa dhaco, iloowsho badan wan isku arko , sidaan  marmar ujoogo madaxa geeska isha qac idhahdo xataa haduu madaxa ixanuuneni,

Sorry waxaa kale kaa ilaabay markaa qiraxda aado am a  kul xogaa jiro xataa madax iso xanuuno
Title: Re: Su'aal: Madaxa ayaa i xanuuna?
Post by: SomaliDoc on November 18, 2016, 08:58:59 PM
Waxay u badan tahay inuu ku hayo madax xanuunka loo yaqaano "Cluster Headache", fadlan akhriso qoraal ku saabsan noocyada madax xanuunka iyo waxyaabaha lagu garto: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=298.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=298.0)
Daawo video ku saabsan qaabka dabiiciga ee loo la tacaalo madax xanuunka:
https://www.youtube.com/watch?v=ls2MsHISdXI&t=25s (https://www.youtube.com/watch?v=ls2MsHISdXI&t=25s)