Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Alcadaala on January 07, 2019, 05:07:27 PM

Title: Su'aal: Bishinta hoose ayaa inta badan i qallasha?
Post by: Alcadaala on January 07, 2019, 05:07:27 PM
ASC diktoore Mahadsanid Sidaad Bulshada ugu adeegaysid.
Waxaan ku Waydiin lahaa bishinta hoose ayaa inta badan i qalasha ama jilifba fuusha maxay Tahay Sababta ?
Dhakhtarkeese ayaan utagi karaa?
Mahadsanidn
Title: Re: Su'aal: Bishinta hoose ayaa inta badan i qallasha?
Post by: SomaliDoc on June 09, 2019, 12:56:14 PM
Cilladaan horay ayaan ugu faahfaahinnay casharkaan ee ka bogo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5366.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5366.0)