Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Sammi on April 23, 2012, 09:55:15 PM

Title: Su'aal: Wax buuran oo hilib camal ah ayaa ka soo baxo hoosteyda?
Post by: Sammi on April 23, 2012, 09:55:15 PM
Asc walaal waxan rabaa in aan ku waydiyo da,dayda waa 26  waxa ahay xaas ilmo ma dhalin waxan isku arkay marka aan odagayga la kulmaayo xiliga dhiiga iso dhawyahay iyo xiliga aan ka dhaqdo in wax buuran oo hilib cml ah ka so baxaan duleelka waana dareemaya marka aan taabto wax so buuran oo jilicsan waana fahmi wayay waxa ay yahiin waa wax igu cusub dhoor mar ayaan isku arkay thnkx doctrs
Title: Re: Su'aal: Wax buuran oo hilib camal ah ayaa ka soo baxo hoosteyda?
Post by: SomaliDoc on November 10, 2012, 03:33:55 PM
La xiriir takhtar dumar, waxa soo buuran waxay noqon karaa Fiix, Buro ama minka oo soo raacraacsaday.