Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Xariiri Yare on December 04, 2010, 07:07:26 PM

Title: Su'aal: Dhiig ayaa iga yimaado marka aan cadaysanayo
Post by: Xariiri Yare on December 04, 2010, 07:07:26 PM
waxaan ahay xubin cusub su'aash aanqabo  waxa weyi marka aan rabo in aan cadeysto waxa iga yimaado dhiig mana ahan dhigaas mid xanuun igu haayo mana ahan mid aan cadayga isku dhawacay waxaan fahmi waayay waxa uu yahay dhigaas anigana waxaa aan ahay mid cadayga aad ujecel oo mar walbo afka kuhaayo lkn waxaan dhib saday marka aan ku cadeysanaayo meel dadku ku badanyihiin ayaa waxaa la i weydiyaa wa maxay dhigaan marka fadlan waxaan rabaa jawaab iyo samata bixin dag dag ah walaahu  macak
Title: Re: Su'aal: Dhiig ayaa iga yimaado marka aan cadaysanayo
Post by: SomaliDoc on December 10, 2010, 07:45:54 PM
Dhiig kaa yimaado marka aad cadaysanayso wax badan ayaa keeni kara.
In vitamiinnada qaar ay kugu yaryhiin
In aad si xoog ah u cayadatay
In ciridka aad ka jirantahay?
In qulqulka dhiigga aad ka jirantahay?
In aad qaadatid daawooyin keeni kara in ciridka uu dhiigo?

La xiriir takhtar ilkood haddii dhibaatadaan ay soo laalaabatay.