Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: m.mo141 on April 19, 2016, 08:13:22 PM

Title: SU'AAL: QALLIINKA XININYAHA?
Post by: m.mo141 on April 19, 2016, 08:13:22 PM
Asc bahda somdoc wa salaman tihin doctors waxaa jiro wiil sxpo naha o mudo wax dhalin naago fara badan na so guursaday 16/04/2016 ayaa waxa lagu sameeyay qaliin xiniyaha ah waxaana ku sameeyay dhakhtar hindi ah o imaday somalia marka doctors

QALIINKAAS XINIYAHA AMA XININTA MAXAY TAHAY FAAIDA  INFORMATION BUUXA  IGA SIIYA

MIDA XIGTA  QOF SPERMCOUNTGISA AY YAR TAHAY   %6.9 MILLION AH MA U BAAHAN YAHA QALIIN


THANKX
Title: Re: SU'AAL: QALLIINKA XININYAHA?
Post by: SomaliDoc on May 06, 2016, 09:03:45 PM
Qalliimada xaniinyuhu way kala duwan yihiin, waxayna ku xiran tahay cillada laga qalay in aan ogaano marka hore.
Fadlan xanuunka lagu sheegay noo soo sheeg, kadib ayaan ka hadli karnaa qalliinka lagu sameeyay.