Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: HoOYo on August 12, 2015, 09:30:40 AM

Title: Su'aal: Faruuruc aan xanuun igu hayn?
Post by: HoOYo on August 12, 2015, 09:30:40 AM
Asc..
Somalidoc...

Wxaan ka cabanayaa ..faruuruc aan xanuun igu hyn lkn korka kasoo yaacaaya,
Wxay kasoo baxaan inta badan xubinka taranka gaar ahaan ibta iyo inta kahoosaysa

Gacmahana wa kasoo baxaan mar marka qaar faraha aga gaarkooda iyo dusha sare maqaarka gacanta ...
Wx xanuun ama cun cuna iguma hayo
Waa wx kasoo yaaca bes aan xanuun iyo cun cun toona lahayn
Waana wx aan mudo isku arkaayeg
Waana cad cad yihiin  oo yar yar yihiin

Muxuu noqon kara...... ?
Title: Re: Su'aal: Faruuruc aan xanuun igu hayn?
Post by: SomaliDoc on August 12, 2015, 01:47:28 PM
HoOyo, nabraha iyo faruuruca jirka ka soo yaaco, aragti ayaa lagu gartaa, wayna badan yihiin wayna kala duwan yihiin ee fadlan dhakhtar maqaar la xiriir halagu arkee...