Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Sadaq on May 23, 2017, 12:54:12 AM
-
ASC dear Dr Abdulahi mahdi
Waxan salamaya dhaman bahda somalidoc
Dr waxa dhibaato igu haya naaso bara waxana isku arkay xili qangaarkey hada da'daydu waxeytahay 23 jir misankeyguna wa 67kg mar walbo misankeygu kordho wa si waynanaya Dr waxan donaya dhibatadan ina xal uhelo
Dhaqatir ayan la kulmay waxay i dhahen wa wax iska cadi way baba'ayan dhibato caafimad iguma hayso lkn bulshada ayu iga dhax saaray Dr ado mahadsan
Xagee ka hela dhaqtar aqoon u leh gynecomastia?
Dhaqatiir qalin ku subiso dalka lagama helaa?
Qalinkisa ma fududyahay sacado inte la'eg ayu qadani?
Dawoyinka lo qaato waa nocee?
-
Aqoon u yeelo cilladaan waxay ay tahay iyo waxa keeno, kuwa la daaweyn karo iyo kuwa qalliinka aan looga maarmin, akhriso qoraal ku saabsan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5855.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5855.0)