Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Maria111 on October 01, 2018, 11:32:53 PM

Title: Su'aal: Qofka xaaskiisa ma ka fogaanayaa?
Post by: Maria111 on October 01, 2018, 11:32:53 PM
Asc doctor wa ku mahadsantahy howsha dad weenaha somaliyed a uheeso ilahy ajar iyo xasanad haka siyo.
Dactor wxan rba inan kiweediyo sual o ah somalida badana aya dhahda qof marka u jabo ama u dhawacmo xaskisa wa inu kafogaada, marunba warkaaa maxu cfimadka ka qabaa ? Mudo miya jirta qofka u kafoganayo arinkaa?
Mahadsanid doctor
Title: Re: Su'aal: Qofka xaaskiisa ma ka fogaanayaa?
Post by: SomaliDoc on February 08, 2019, 09:10:50 PM
Taasi waa fikrad khaldan, sax ma ahan hadduu qof jaban xaaskiisa u galmoodo inuusan kabmaynin, laakiin way jiraan walxo dib u dhigo kabniinka lafaha iyo waxyaabo dadajiyo ee ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6485.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6485.0)