Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Gantaal on July 22, 2016, 08:45:02 PM
-
Asc walal idin su aalayaa waxa loo yaqaano jayna solti maxay dhib ama dheef uleedahay caafimaadka waa shay loo isticmaalo isbaas ahaan oo contada macaaneyo mahad sanidiin
-
Fadlan haddii magac kale u taqaanid noo soo sheeg, weli ma fahmin magaca " jayna solti"