Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ruu ali on November 10, 2019, 04:30:08 PM

Title: Su'aal: Kooxda loo yaqaano Ambiverts?
Post by: Ruu ali on November 10, 2019, 04:30:08 PM
Kooxda loo yaqaano ambiverts maxay tahay?
Maxay se uga duwan tahay dabciga af_gaabnida?
Ama farqi noce ah ayaa u dhaxeeyo?

Inan wax ka ogaado ayan xisenayaa dabeecadahan


Mahadsaniddin

??????? ????? ????? ???? ???????