Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Cabdicasiis on February 10, 2011, 11:51:09 AM

Title: Su: maxaa keeni kara garabka qaybtiisa kore oo mararka aan socdo xanuunta?
Post by: Cabdicasiis on February 10, 2011, 11:51:09 AM
asc dr ka waxaan waydiinayaa maxaa keeni kara garabka qaybtiisa kore oo mararka aan socdo xanuunta iyo dhinaca naaska hoostiisa ood moodo inay irbad igu taagantahay? xray waan isa saaray waxbana ma qabtid bay i dhahayaan waxaana tagay dhowr meelood ilaa hadana wax la igama helin marka ma ii faahfaahin kartaan idinkoo mahadsan
Title: Re: Su: maxaa keeni kara garabka qaybtiisa kore oo mararka aan socdo xanuunta?
Post by: SomaliDoc on February 14, 2011, 08:47:33 PM
Koolba-aaryo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1970.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1970.0)
Oof-wareen: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=615.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=615.0)
Boronkiito: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=436.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=436.0)