Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Maxammed Siciid Axmed on October 01, 2015, 09:34:23 PM

Title: Su'aal: Daaca qudhunka maxaa keena?
Post by: Maxammed Siciid Axmed on October 01, 2015, 09:34:23 PM
ASC dhamaan dhakhaatiirta ku bohowday somali medical forum waan idin salaamay salaanta islaamka
ILAAHAY uun baa idinka abaal marinkara khayrka iyo sama falka aad wadaan  dadka soomaaliyeed si free ah
hadii aan su'aashayda usoo daadego
waxaaa jira xanuun mararka qaaarkood dadka ku kaca oo meesha aan joogo loooga yaqaan Daaca qudhun inaad garanaysaaan baan filayaaa madaaaama aad tihiin dhakhaatiir wax badan usoo joogay
hadaan symptoms ka wax idiinka sheego

1 daacada oo ku dhibta ur ay samaynayso
2 cunto la'aan nafsad la'aan
3 caloosha oo socanayso

waad mahadsantihiin mar labaad somali medical forum , waxaan farxad ku filayaaa jawaaab celintiina
Title: Re: Su'aal: Daaca qudhunka maxaa keena?
Post by: SomaliDoc on October 05, 2015, 10:52:17 AM
halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan daaca qurunka iyo dheefshiid xumada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3218.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3218.0.html)