Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ismacil on December 21, 2015, 12:39:55 AM

Title: Su'aal: Nabro duudka qaybta koro iga yaalo?
Post by: Ismacil on December 21, 2015, 12:39:55 AM
Asc Doctor ad aya ugu mahadsantihin howsha no heysin allah khayr ha.idinku badalo ## Nabro badan o qarna bur buran yihin qarna afka wax cad ku wato aya mudo dher ila 6 sano cml  duudka iyo madaxa qaybta danbo iga so baxan mar mar e ad u badanyihin sida marka biyo ad u kulul ku qubesto dhaqatir badan a la xariray o maqarka ah ama guud dawade I qoren o dhana inta isticmalayo a ku ronada marka dhemastana we igu so labtan kaniniyal qalajie e u badnayen iyo karemo dhaqatirta qar waxe I dhahen maqarkaga a qalalan karemo dufan leh isticmal qar qoraxda isku dhig walina wa iga so baxan nabraha mar mar xata dhig a ka yimado plz jwb
Title: Re: Su'aal: Nabro duudka qaybta koro iga yaalo?
Post by: SomaliDoc on December 23, 2015, 12:19:37 PM
Xanuunada maqaarka waxaa lagu gartaa aragti ee fadlan haddaa awoodid sawirka nabraha aad tilmaantay noogu soo dir bogeena Facebook farriin ahaan.