Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: AarDacar on April 21, 2016, 04:21:50 PM

Title: Su'aal: Waa Maxay Makaan Dheeligu?
Post by: AarDacar on April 21, 2016, 04:21:50 PM
Ma jiraa wax la idhaahdo makaan dheeli? waxaan arkaa inta badan xaaska oo ka cabanaysa cilmi ahaana maan fahmin.
waxay dhibaato ka sheegataa xanuun dhabarka ah sidii oo waran lagu mudaayo qaarka danbe, awood daro & xanuun uurjiifta ah.

Allaa Mahadleh
Title: Re: Su'aal: Waa Maxay Makaan Dheeligu?
Post by: SomaliDoc on May 06, 2016, 09:48:28 PM
Haddii aad ula jeedid makaanka oo booskiisa ka soo baxo, akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1730.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1730.0)
Haddii wax kale laga wado, fadlan dhakhtar la xiriiri si loo ogaado waxa jira, waxa ugu badan ee keeno dhabar xanuunka dumarka waa infekshan.