Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Samir Yare on March 14, 2016, 10:18:22 AM

Title: Su'aal: Waxaan isku arkey luga xanuun?
Post by: Samir Yare on March 14, 2016, 10:18:22 AM
asc
magacaga waa hanad  waxaan isku arkey luga xanuun iyo calosha o mar walbo shan qareyso, waxan kale an isku arkey skin rash iyo finaan iyo cuna xanuun.
waxan raba adigo rali advance inan iga sisit
Title: Re: Su'aal: Waxaan isku arkey luga xanuun?
Post by: SomaliDoc on March 25, 2016, 10:21:49 PM
Xanuuno kala duwan ayaa keeni karo ee fadlan la xiriir dhakhtar si laguu wareesto, laguu wiisiteeyo, laguuna baaro.