Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Xamza17 on August 25, 2017, 12:48:04 AM

Title: Su'aal: Cunto kasta calooshaydu ma shiiddo?
Post by: Xamza17 on August 25, 2017, 12:48:04 AM
asc bahda somalidoc waad slmnthn
sln kadib
waxaan leeyahay calool istaag dheefshiidkeygana safiican uma dhaqeynaya markaan cunto cuno wxay caloosheyda ku jiraysaa 24 saac


haddaba maxaa keena calool istaaga iyo dheef shiid xumidda?



maxaase talo iyo dawo aan qaadan karaa?
Title: Re: su aal cunta walba oo aan cuno 24 saac ayay caloosheyda ku jirtaa mana saxarooda waa maxay sabab
Post by: CilmiSabca on August 25, 2017, 10:27:22 AM
Halkaan ka akhriso jawaabta http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=380.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=380.0)