Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Kamaal on January 23, 2020, 04:42:56 AM

Title: Wamaxay vasovagal syncope?
Post by: Kamaal on January 23, 2020, 04:42:56 AM
Digtoore asc salaan kadib digtoore waxan isku arkay mar mar aan dhaco ama suuxo waxay gaaladu dhahaan passed out  waxan tagay dhaqtar waxaa la iga helay xanunkan layirahdo .vasovagal syncope ! Digtoore halis intee le eg ayuu leeyahay xanuunkan mase laga dawoobi karaaa?