Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Awliyo128.cali.ccc.14 on May 12, 2016, 05:35:54 PM

Title: Su'aal: Jiarada TB da iyo calaamadaha lagu garto maxay yihiin?
Post by: Awliyo128.cali.ccc.14 on May 12, 2016, 05:35:54 PM
ASC DR suaashaydu waxay tahay jiarada TB da iyo calaamadaha lagu garto maxay yihiin?
Title: Re: Su'aal: Jiarada TB da iyo calaamadaha lagu garto maxay yihiin?
Post by: SomaliDoc on June 01, 2016, 08:39:44 PM
Faahfaahinta xanuunka Tiibishada ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=266.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=266.0)