Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Cudurrada Maqaarka => Topic started by: Somali_Nabad on November 25, 2011, 06:59:58 PM
-
wll marka hore salaan sare iga hanta marka xigta waxaad ii sheegtaan waa maxay cabaar cad ama qawad hadba sida somalidu u taqaano, maxaa lagu dhahaa luuqadaha kale?
-
Halkaan ka baro cudurka qawadka wixii ku saabsan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2313.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2313.0.html)
-
ASC: walaalkay hadaan isku dayo inaan ka jawaabo su'aashaadan qaaliga ah, runtii qudhiida waxaa madaw igaga jira erayada Qawad iyo Cambaar Inay isku midyihiin iyo inkale,
lkn cambaar waa fungas/ fangus, saan wada xasuusanona waa cudur maqaar ama maqaarka ku dhaca, waadna mahadsantihiin,