Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdirashiid.osmaan on May 30, 2016, 05:56:21 PM
-
ASC . Dr waxaa rabay in aan talo aad i siisid Malamahaan dambe waxaa isku argay nabaro yar yar oo cun cun badan .waxa iga so baxeen cajirada gacmaha . si kasto waab isku day wali nah wax is badal ah kama haayo .. Dettol lifeboy oo body wash ayaa isticmalaa . talo kaga bahnaa thnaks
-
Fadlan la xiriir dhakhtar maqaar si loo arko nabrahaas si loo ogaado, daawane laguugu qoro.