Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Shaaficifalcoa on March 26, 2016, 12:49:27 AM
-
asc somalidoc wad mahdsantihiin.
waa maxay faa'iidada xulbada maxay tartaa.
infectionka sidee bay daawo ugu tahay.
-
Halkaan ka akhriso waxa Xulbadu tarto: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4120.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4120.0)