Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Zuleyhanad on October 17, 2015, 12:38:55 AM

Title: Su'aal: Qofka shahwadiisu cadaan tahay ma nafaqada ka yar?
Post by: Zuleyhanad on October 17, 2015, 12:38:55 AM
qofka shahwadiisu cadaan tahay ma nafaqada ka yar

su.aal kale

shahwada loo nafqayn karaa
Title: Re: Su'aal: Qofka shahwadiisu cadaan tahay ma nafaqada ka yar?
Post by: SomaliDoc on October 19, 2015, 12:54:13 PM
Shahwada midabkeedu ma tilmaanto nafaqo darri.
Ka faaidayso qoraalkaan ku saabsan kobcinta ragannimada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5937.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5937.0.html)