Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Zuleyhanad on October 22, 2015, 04:02:13 PM

Title: Su'aal: Waxaa igu dhega biraha alamuniyamka ah?
Post by: Zuleyhanad on October 22, 2015, 04:02:13 PM
Asc waan idin salaamay bahweynta somalidoc  Dr  waxan ku waydiin lahaa waxa igu dhega sida dabkoo kale dadka iyo biraha allamuniyamka ah sababtu waamaxay
Title: Re: Su'aal: Waxaa igu dhega biraha alamuniyamka ah?
Post by: SomaliDoc on October 24, 2015, 04:57:28 PM
Fadlan su'aasha noo waadixi.
Sidee ayay kugu dhegaan dadka iyo biraha?!
Title: Re: Su'aal: Waxaa igu dhega biraha alamuniyamka ah?
Post by: Zuleyhanad on October 26, 2015, 05:22:41 PM
su.aasha hadii aan macneeyo marmarka qaar ayaa waxa dhacda inay dadku sida electric ga oo kale igu dhega ama waxad mooda inuu qofku Irbad yar igu muday taaasi oo uu qofka kale dareemayo oo igu odhanay waad igu dhegtay ee ma electric ayaa kugu xidhan
Title: su.aal faahfaahsan
Post by: Zuleyhanad on November 02, 2015, 04:14:50 PM
su.aasha hadii aan macneeyo marmarka
qaar ayaa waxa dhacda inay dadku sida
electric ga oo kale igu dhega ama waxad
mooda inuu qofku Irbad yar igu muday
taaasi oo uu qofka kale dareemayo oo igu
odhanay waad igu dhegtay ee ma electric
ayaa kugu xidhan
Title: Re: Su'aal: Waxaa igu dhega biraha alamuniyamka ah?
Post by: SomaliDoc on November 10, 2015, 05:20:00 PM
Kor qalleelka siyaadada ah ama jirka oo aad ku xoqday ama ku tirtiratay dhar qallalan ama wax keeni karo in jirkaaga uu maaso dhalin karo "charged" ayay u badan tahay.
Haddii aad qalab maaso leh aad isticmaalayso xilliga lagu taabanayo ama aad wax taabanayso iyadane way keeni kartaa sida in aad computer adigoo isticmaalayo oo gacanta kula jiro aad qof salaantid ama mobeel dab ku jiro.

Haddii intaasba aysan ahayn sida aad dareensan tahay, noo sheeg xilliga aad dareemayso waa xilliyadee? maxaad samaysay markaas ama aad samaynaysaa? midda kale qofka aad ku dareemayso arrintaas ma qof kastaa msie waa hal qof kaliya.