Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Cayuush Omer on February 26, 2016, 08:23:15 AM

Title: Su'aal: Qanjirka kilkilaha oo barara xiliga cadada maxa keeno?
Post by: Cayuush Omer on February 26, 2016, 08:23:15 AM
qanjirka kil kilaha oo barara xiliga cadada maxa keeno?
Title: Re: Su'aal: Qanjirka kilkilaha oo barara xiliga cadada maxa keeno?
Post by: SomaliDoc on March 03, 2016, 02:04:10 PM
Qanjirrada kilkilaha oo bararo astaan u ma ahan caadada, laakiin waxaa kilkilaha ka dareemi kartaa xanuun ama cadaadis iyo culeys, laakiin qanjir ma bararo, waxayna cilladaan la socotaa naaso xanuunka xilliga caadada oo aan horay uga hadalnay ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6513.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6513.0.html)