Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Wacyi Galinta => Topic started by: SomaliDoc on November 16, 2016, 08:54:21 PM

Title: Kaadi Mar Walba Ku Qabanayso
Post by: SomaliDoc on November 16, 2016, 08:54:21 PM
(http://somalidoc.com/Topics/dhameykaadi.png)

Bismillah,

Dad badan ayaa isku arka in aysan safiican kaadida uga soo dhamaanaynin markay musqusha galaan, waa cillad bulshada ku badan waxayna astaan u tahay cudurro gooni ah, cilladaan waxaa loo yaqaanaa "faarujin la'aanta kaadiheysta" afka qalaadne lagu dhaho "Incomplete urinary emptying".

Waxaa halkaan idin kugu soo gudbin doonaa liiska cudurrada lagu yaqaano cilladaan, anigoo u kala hormarin doono sida ay u kala badan yihiin:

Waa muhiim qofkii isku arko in kaadida aysan ka soo dhamaanayn markay musqusha galaan in safiican loo waraysto si loo kala sooco cilladaha kor aan ku soo xusay, kadibne loo diro baaritaano lagu xaqiijinayo cillada uu filayo dhakhtarka in qofkaasi uu qabo.

Haddii aad su'aalo caafimaad ah qabtid iigu soo gudbi qeybta su'aalaha: http://somalidoc.com/smf/index.php?board=31.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?board=31.0)
http://somalidoc.com (http://somalidoc.com)