Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdirizak on October 27, 2011, 09:51:03 PM

Title: Su'aal:- Faa;iidadda Ay Xabbagtu U-Leedahay Ruugagga iyo Kala goosyadda?
Post by: Abdirizak on October 27, 2011, 09:51:03 PM
A-s-c.
Waad sallaamantihiin dhamaan dhakhaatiiirta isku hawshay inay barnaamijkaan halkaas ka sii wadaan, hadaan u gudbo su;aashayda waxay tahay sidaan.

Soomaalidu waxay tiraahdaa Geedadka waarkood dheecaamo ka yimaada oo looyaqaan Xabagg, waxay dao u tahay ruuggaga iyo kala goosyadda oo idil.
gaar ahaan Ruuggaga ay ka dhamaadeen Dhareerka. arintaas maxaa ka jira.

                                                                               Thanks all of you
Title: Re: Su'aal:- Faa;iidadda Ay Xabbagtu U-Leedahay Ruugagga iyo Kala goosyadda?
Post by: SomaliDoc on October 29, 2011, 06:35:37 PM
Halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3616.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3616.0.html)