Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Nasrudiin on October 31, 2017, 09:23:39 PM

Title: Su'aal: Koolba Aaryo?
Post by: Nasrudiin on October 31, 2017, 09:23:39 PM
sc Dr marka horre waankaga mahad celinayaa u adeegida aad u adeegaysid bulshadada soomaaliyeed waxan ku waydiin lahaa Dr mudo laga joogo 4sano ayaan ku galgashay mushamac qabow anoo hurda ka dib saacada badan baan jiifey subaxii waxaan soo kacay anoo si u tig-tigan dhakhtar baan tagey waxa u igu yidhi wa xoogaa dabeyl ah baa ku gashey 7xabo oo kiniini ah buu isiiyey oo todobaad ah waan dhameystay maalma yar baan ku roonaaday anoo xumad badan leh  ka dib waxa igu bilaabantay kabuubyo adimada ah iyo gacmaha..               dhakhtar baan u tagey wuxuu ii qoray irbado waxba igama tarin marba meel ayuu iga qabanayaa xanuunkaas mar faraha lugaha ayaa i qaloocsamaya hadii aan mudo meel qabow ku hayo oo kale ilaa aan soo toosiyana masoo toosayaan mar madaxa hadaan qubaysto oo kale oo aan baxo iyadoo madaxu i qoyan yahay xanuun baan ka dareemaya madaxa  mar miskiha oo sanqadh sameynaya balooni ma ciyaari karo waayo way igu kacaysaa feedhaha bulshada qaarkeedda igu yidhi xeebaha baa la tagaa oo laysku duugaa ama laysku aasaa ciida/camuuda kulul iyana waan tagey  waxba igama bedelin wsc
Title: Re: Su'aal: Koolba Aaryo?
Post by: Akhaa Binu Jowhari on November 07, 2017, 10:05:29 PM
Asc, Walaal Su'aashaadu Horey ayaa Dhakhtarka uga jawaabay een linkiga Hoose dhag sii

http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5710.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5710.0.html)