Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Hadi57 on May 08, 2017, 01:23:40 PM

Title: Su'aal: Markaan seexdo waxaa afka iga imaato calyo?
Post by: Hadi57 on May 08, 2017, 01:23:40 PM
Aslm  waan idiin salaamay dhamaan dhakhaatiirta waadna ku Mahayana tihiin shaqada wanaagsan ee aad u haysaan umada soomaaliyeed meelkastoy joogto .
Hadaan usoo laabto suaashayda.
 Markaan seexdo waxaa afka  iga imaato calyo, candhuuf, ama dheecaan  khadhaadh ama aad u dhadhan xun  khaasatan roor soodhawaadkii waxaana iolosha laabxuunshada fadlan icaawi
Title: Re: Su'aal: Markaan seexdo waxaa afka iga imaato calyo?
Post by: SomaliDoc on October 12, 2017, 02:43:55 PM
Horay ayaan uga jawaabnay su'aashaan ee link-gaan ka akhriso faahfaahinteeda: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3111.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3111.0)