Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Saneeti on August 26, 2015, 11:47:14 AM

Title: Su'aal: Caruurta Qabo Cudurka Geed koraad?
Post by: Saneeti on August 26, 2015, 11:47:14 AM
asc dr waad ku mahadsan tahay sida wangsan oo aad bulasha somaliyeed oo aad ugu faaideyneyso alle ajir iyo xasaad oo aan soo gobi karin alle haa ku siiyo dr waxaan rabaa in aad wax yar aad iga jaahil bixiso caruuta dadooda ka yar tahay 7 sano oo qabo cudarka geed koraad ma wax jiraaa haduu jiran daawo neecee ah ayaa la siiyaa inta badan somalida wey sheeekaaan waan fahmiwaayey dr
Title: Re: Su'aal: Caruurta Qabo Cudurka Geed koraad?
Post by: SomaliDoc on June 06, 2017, 05:13:08 PM
Fadlan soo faahfaahin waxa aad ula jeedid Geed koraad adigoo mahadsan?