Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Umu khaalid on March 09, 2016, 09:08:38 PM

Title: Su'aal: Waxaa I xanuuna duudka oodin ayaa isku keytaageyso?
Post by: Umu khaalid on March 09, 2016, 09:08:38 PM
Asc dhamaan asxaabta page kan
Waxaa I xanuuna duudka oo din ayaa isku keytaageyso markaan maago guri iskoobaha ku xaaq  oo kale hadaan istaag shaqo ku qabo is dhaho waxyar mataagnaan karo wan tigtigmayaa markaasoo kale shaqada waa inan joojiyaa nastaa awood dari ima heyso laakin waa la is ku keytaagayaa xanuunkan wuxuu igu dhacay mar aan masaajid kitaabo kaqaadan jiray ayaan waxaan sameyn jiray darbiga ayaan ku tiirsan jiray dhabarka ama duudka runtii hada darbiga haldaqiiqo kuma tiirsan karo waa dhib sanaa markii horana madareemi jirin doctor wantagay markaan u sharaxay xanuunka raajo  ayaa la ii diray feeraha ah waxna la egama helin waan idiin mahad celinayaa somalidoc jawaab wacan
Title: Re: Su'aal: Waxaa I xanuuna duudka oodin ayaa isku keytaageyso?
Post by: SomaliDoc on March 18, 2016, 01:05:43 PM
Akhriso qoraal ku saabsan oodinta garbaha: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3430.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3430.0.html)