Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Timocade on January 04, 2017, 02:44:02 AM

Title: Su'aal: Kiniinka awooda galmada maxuu udhimi karaa caafimaadka?
Post by: Timocade on January 04, 2017, 02:44:02 AM
Waan idin salaamay markahore salan kadib waxaan waydiinayaa doctar ka
Isticmaalka kiniinka galmada xoojiyo ama kacsiga keena caafimaad darro ma keeni karaa? Dhalmo la aan ma sababi karaaa?
Hadii xaaska ay uur leedahay ma ugalmoonkaraa anigoo isticmaalay kiniini awood kacsi keeni kara?
Title: Re: Su'aal: Kiniinka awooda galmada maxuu udhimi karaa caafimaadka?
Post by: SomaliDoc on March 31, 2017, 07:43:12 PM
Qoraal hore ayaan uga hadalnay kaniinigaan ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3443.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3443.0)

Kan waa qoraal kale oo ku saabsan cunnooyinka xoojiyo awoodda ragga: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5937.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5937.0)