Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Nuur2022 on March 10, 2016, 04:15:41 PM

Title: Su'aal: Maxaa adkeeya xubinta raga isaga oo aan isticmaalin viyaagaro?
Post by: Nuur2022 on March 10, 2016, 04:15:41 PM
aad baan usalaamayaa Dr ka iyo inta ka soo jawaabtaba su aalah way salaaman yihiin ilaahayna ajar iyo xasanaad haka siiyo  waxaa aan waydiin lahaa Dr maxaa adkeeya xubinta raga isaga oo aan isticmaalin viyaagaro yacni kiniinka loo yaqaano fiyaagaro sidee loo adkeyn karaa ama cunooyin adkeyn karaa ma jiraan Dr hadii uu qaato ninku
Title: Re: Su'aal: Maxaa adkeeya xubinta raga isaga oo aan isticmaalin viyaagaro?
Post by: SomaliDoc on March 22, 2016, 04:25:52 PM
Akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5846.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5846.0.html)
Akhriso dhibaatooyinka daawada Viagra: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3443.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3443.0.html)
Akhriso cunanda ragga u roon: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5937.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5937.0.html)