Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Sahalkaa1 on January 02, 2022, 11:59:55 AM

Title: Cadceed
Post by: Sahalkaa1 on January 02, 2022, 11:59:55 AM
Asc ditoore magaceygu waa ahmed waxaan ku noolahay dalka somalia waxaan ka cawanayaa hurdo la,aan iheyso mudo halsano ah waxaa biloyinki udanbe yay igu soo kordhay in uu igaracmo halka godan ee dhunta hosteda ah  HP gegguna waa 15 waxaan utagay oo baritana igu sameyay ditora kala duwan waxana wey iga wayeen waxay iqooreen kaniino hurdo ilaa hada waan isticmlaa baritanada ay igu sameyen tyrodka ayaa kamid ah weyna iga wayeen
Tala isii ditorre
Mahadsanid ditoore sida wanagsan ee aad inoo caawiso marwaliba.
Title: Re: Cadceed
Post by: Milica_soomali on January 03, 2022, 12:54:17 AM
(http://s01.flagcounter.com/mini/ezoj/bg_FFFFFF/txt_dddddd/border_ffffff/flags_1.jfif)