Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdirizak ali hassan on March 21, 2022, 07:19:48 AM

Title: Dhalaan yar oo iga xanuunsan.
Post by: Abdirizak ali hassan on March 21, 2022, 07:19:48 AM
Asc Dr waxaa dhawaan ii dhalatay gabar’ ilahay nagu risaaqay aniga iyo xaaskayga. Waxay la dhalatay qufac qafiif ah oo aan moodnay hargab. Hada Gabadhii waxay  jirtaa Hal bil iyo xooga’ wilina waa qufacaysaa. Qufacaasi waa mid lahaa xab madag’ hada qufaceedu waa mid xiiq dheerta oo kale ah’ qafac adag oo xiiiiq ama bixinaya fooori’ aad ayaan uga wal walsanahay gabadhayda yar’ baaritaanka aan sameeyay waxaan is dhahay amuu yahay, asmo ama xiiq dheer!

Dhaqtarkii ay ku dhalatay ayaan geeyay oo Muqdisho ku yaala cirbado ayuuna siiyay wax loogama garan’

Maxaa sameeya oo talo ah’ xanuunkaas muxuu noqon karaa.

Fadlan hadii aad awoodo xiriirkaaga isoo hagaaji halkaan.
Title: Re: Dhalaan yar oo iga xanuunsan.
Post by: Milica_soomali on April 04, 2022, 11:14:45 PM
(http://s01.flagcounter.com/mini/ezoj/bg_FFFFFF/txt_dddddd/border_ffffff/flags_1.jfif)