Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Kamaal on December 26, 2015, 11:57:04 PM

Title: Su'aal: Maxaa sababa fad go'a?
Post by: Kamaal on December 26, 2015, 11:57:04 PM
wan ina salamay mudanayaal-waxaan ina ka codsanaa in aad ii sharaxdan waxa keena fad go,a ama in bishin ama carabka nabar yar oo xannuun ah kaso baxo
Title: Re: Su'aal: Maxaa sababa fad go'a?
Post by: SomaliDoc on January 14, 2016, 11:43:56 AM
Waxay ku xiran tahay nabarka nooca uu yahay ee fadlan haddii aa sawir ka soo qaadi karto nabarka aad ku tilmaantay Fad go'a, ku soo dir bogeena facebook: https://www.facebook.com/HealthySomalia (https://www.facebook.com/HealthySomalia)
Kadib ila socodsii.