Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Deeqa Ugaas on April 16, 2016, 05:42:27 AM

Title: Su'aal: Kaadida oo iheyso ma aado suliga qadarta rabi?
Post by: Deeqa Ugaas on April 16, 2016, 05:42:27 AM
Asc waxan rabaa inaan sidoklae dhaqtarka weydiyo subaxi sidan u kaco galabti ayan kadiyaa kaadida oo iheyso ma aado suliga  qadarta rabi hada kiliyaha iyo kadidaba waa i xanunayaa ilaa dhabarka markaan kadinaa xanun ayaan daremaa doqtor ayaan aday kadideyda wax macana malahan ayey dhaheen iyo egfashin ma uga jedno dhaqatirta sweden sas ayey leyahiin dhaqtarka waxan weydinaa maxaa sababa habenki aad ayaan u kaadi badanahay malinkina maya mida kale  waxan leyhy naxdin iyo cabsi hadan so jeedo aad ayaan u baqaaa wajiga finan baa iga so baxa dhiga cadada 2 bil marbuu igu dhacaa mar marna wan wayaa wan gursaday 3 sano ayaa ley qabay wax ilmaha ma dhalin illahaa bixiyee  marka maxaa sababa shugran jwb wacan insha allaaah
Title: Re: Su'aal: Kaadida oo iheyso ma aado suliga qadarta rabi?
Post by: SomaliDoc on April 29, 2016, 10:09:31 PM
Haddii aad ka cabanaysid kaadi badan habeenkii, maxaad subaxii iskugu celisaa adigoo kaadi kara?
Midda kale stress-ka iyo cabsida aad dareemayso way keeni kartaa kaadi badnida, qalqal dhiigane wuu geeni karaa, taasina waxaa kaa caawin kara dhakhtar kula joogo oo waraysi fiican kula yeelan karo ama baaris kuu diri karo hadii loo baahdo.