Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Maaji29 on May 11, 2017, 09:13:00 PM

Title: Su'aal: Qof sokor qabo dhiig ma shubi karaa?
Post by: Maaji29 on May 11, 2017, 09:13:00 PM
Qof sokor qabo dhiig mashubi karaa. ...
Qofka dhiiga laga shubo maxaa laga baaraana iisheeg.
Title: Re: Su'aal: Qof sokor qabo dhiig ma shubi karaa?
Post by: SomaliDoc on October 12, 2017, 02:51:16 PM
Haa qof sokor qabo dhiig wuu shubi karaa, macaanka laguma kala qaado dhiig shubista.

Waxyaabaha ugu muhiimsan ee dhiigga laga baaro waa cudurrada la kala qaado ee halista ah sida HIV-ga, Cagaarshowga B iyo C iyo Isfiilitada.