Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mrshaafac on April 17, 2016, 10:49:19 PM

Title: Su'aal: Epilepsy Nooc kale ah?
Post by: Mrshaafac on April 17, 2016, 10:49:19 PM
Asc Dre Gabar ayaa qabto Cudur Epilepsy  Daawooyin ayeena qaadataa Waaayahan Lama dhicin Alx taaas way ka Fiican tahay Balse Waxaan ku aragnay see u Joogto iney Mar Afka Ay Candhuuf ka keeneeso Iyadon dhicin Farahane ay taaa taaabaneeso Dhaqaaq kale Masameen karto Ma Hadli karto indhahedana way furan Yihiin Dadka way arkee wax way Maqlee Muddo Sekano yar aaana laheenaa Adi 5 ilaa 8 Second Meelahaas Kadibna waa Laga Fuqaa Caadiyee Naqonee Candhuufta way ka joogsanee Qof Daawadi qalalkana waa La siiyaa Marka Dre waxaas Hadaaa hore u aragtay iyo Latalintaada qiimaha Leh Iyo Sidaan u wajahno Jazaakalaha Kheyr Jwb wacan
Title: Re: Su'aal: Epilepsy Nooc kale ah?
Post by: SomaliDoc on May 06, 2016, 08:29:37 PM
Qalalku wuu noocyo badan yahay, nooca aad tilmaantay waxaa loo yaqaanaa "petit mal", waxaa habboon in aad dhakhtarkii ku celisid si daawada loogu saxo, qofka noocaan ah wuxuu u baahan yahay in daawada loo habeeyo, looguna daro daawada noocaan wax ka tarto.
Fadlan akhriso Qalalka iyo noocyadiisa qoraal aan ka diyaariyay hadda ka hor: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2246.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2246.0)