Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Dr.Faaruuq on October 19, 2009, 01:57:56 PM

Title: Su'aal: Saaxiibkey wuxuu dareemayaa xanuun xagga feeraha ah?
Post by: Dr.Faaruuq on October 19, 2009, 01:57:56 PM
asc waan idiin salaamay dhamaatiin slaan ka dib
su'aasha waxeeey tahay
wiil sxb keey ah ayuu waxuu dareemayaa xanuun xagga feeraha ah mar marna zaaid noqda  xanuun ka dib waxuu u tagay dr  jawaabtana waxeey noqotay in uu qaba lafa xanuunka feeraha ama roomariizam waxaan loo qoray kiniini  waxuu ku fiicnaa mudda  lkn mudda ka dib wuu ku soo laabaty xanuunkii waxuuna dareemaa caajis badan iyo jajabnaan iyo xanuun khafiif ah  oo ah xagga feeraha marka maxeey tahay aragtidiinna ku aadan bukaankan?
waad mahadsantihiin dhamaantiin
Title: Re: Su'aal: Saaxiibkey wuxuu dareemayaa xanuun xagga feeraha ah?
Post by: SomaliDoc on May 16, 2010, 10:02:02 PM
Feero xanuunka wuxuu noqon karaa sanbab xanuun, lafo xanuun, muqo xanuun, neerfo xanuun.
mid waliba wuu ka duwanyahay kan kale.

Kan lafa xnuunka waxaa lagu gartaa xanuun ku siyaado dhaqdhaqaaqa ama riixist lafah feeraha wuxuu noqon karaa lafta sakaarta ama feerahaba.

Daawada laguu soo qoray qaado lana xiriir takhtarkaaga.