Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Safiyo on February 28, 2016, 08:59:28 AM

Title: Su'aal: Caruur aan uurka lagu arkin?
Post by: Safiyo on February 28, 2016, 08:59:28 AM
Asalaamu caleekum Dr waxaab yeeshey uur markii la.I saaro computer ma lagu arkaayo markii la iga baaro dhiig waa negative laakiin kaadida.waxeeu sheegeeysaa positive kadib 12 week markaan gaaro wuu iga soo daadaa waxeey igu dhacday 3 mar ee ma ii sheegi kartaa cudurkas mase aragtey qof saas camal ah
Title: Re: Su'aal: Caruur aan uurka lagu arkin?
Post by: SomaliDoc on March 06, 2016, 12:16:32 PM
Waxaa xaaladaan loo yaqaanaa "Molar pregnancy" ee ka akhriso halkaan qoraal aan uga hadlay hadda ka hor: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4093.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4093.0.html)