Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Gamal Abdinasir on May 25, 2020, 02:17:18 AM

Title: Su'aal: Waxaa i gubanayo lugta bidix?
Post by: Gamal Abdinasir on May 25, 2020, 02:17:18 AM
waxan codsanayaa in laygu cawiyo waxaa I gubanayo lugta bidix iyo gacanta bidix marka an habenkii marka an sexdo mahadsanidin?